Ciidamada dowladda oo dilay wiil ka shaqeeya arrimaha Bini’aadanimada

Ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa Booliska ee magaalada Muqdisho ayaa shalay dilay wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Khaalid Axmad kaa oo dadka barakayasha ah caawin jiray. Khaalid oo ahaa wiil firfricoon kana go’an tahay caawinta Barakayasha ku nool magaalada Muqisho iyo nawaaxigeeda ayaa ku dhintay Rasaas ay ciidamada dowladda ku rideen dad ka banaabaxayay … Continue reading Ciidamada dowladda oo dilay wiil ka shaqeeya arrimaha Bini’aadanimada